Career SkillsPersonal Branding
Trending

Maxay Tahay Qodobada CV Gaaga Muhiimka U Ah Iney Ka Dhax Muuqdaan

waligaa ma is way diisay sababata ay shirkadaha uga baxdo ama ku bixiyaan billion dollar qaybta suuq gayntooda ama xayeysiiiska.
sidaa si lamid ah adna cv gaaga waxa uu kuu yahay suuq gayntaada ama adi buu kaa iibinayaa ruux rabo xirfadaada marka bal kawaran adoo xirfadii leh hadey sabab u noqoto CV gaaga inaad waydo shaqadaas
waana sababta keenta adooo u qalma shaqda inaad hadana waydo sababtoo ah ruuxaas ama shirkadaas sificn madan isoo iibin ama sikale hadaan u dhigo kumdaan soo gudbin CV macluumaadkaaga oo dhameystiran oo si saxan loo tafaatiray
intaada qaabka looqora CV ga u galin waxaan iftiimin doona dhawr qadob oo muhiim ah una noqdo CV gaaga laf dhabar kuuna sababi karo inaad ruux kaa shahaado sareyo kaga guuleysato shaqo aaad iskula tar tan teen
bal kawaran hadaa jamacad ama dugsi sare aad dhameysay 4 ama 4 sano ka hor CV gaagana ay kugu qoran tahay waligay ma shaqeyn ama ayna tusaynin meel aad kasoo shaqeysay
qadobada muuhim ka ah ayaa ah in CV gaaga laga dhax arko
1: volunteer job: si ay dhiiri galin iyo aamin ugu noqoto shirkada aad shaqada ka rabto xataa hadii aad shaqo mishaar leh waydo waxaad isku daydaa inaad raadsato shaqo iskaa u shaqee ah sabato marka aad jamacada dhameyso 5 sano aad banaanka joogto adoo raadinaayeye shaqo mishaar leh lkn nasiib daro aadan helin waxay CV gaaga ka bixineysa sawir xun marka isku day xataa hal galin alaha ka dhigee inaad iskaa u shaqee shaqo ah gasho kadib ay qibrad kuu noqoto waxay na ka dhigeysaa nin ama gabar daaacad ah oo shaqo jecel lkn ujeed kiisa ahyn lacag raadis waxaana laga yaaba in shaqo aad u tar tameysay aad ku guuleysato
wadama qaar waaba qasab adooon soo marin volunteer job dowlada shaqo kama heleysid.
2: baro computer package : waayadaan danbe waxaa adag in laga maarmo technolgy yada ama isticmaalka computer ka shaqo kasta oo la qabtaa waa lagama maar maar waxaad xayeysiiska shaqooyinka intooda badan ju arkaysaa waa inaad taqnaadaa sida loo isticmaalo computer package ka sida MICROSOFT WORD ama EXELL ana ACCESS
marka waxaad ku baran kartaa ugu yaraan hal bil basic computer waana u mihiim CV gaaga inaad computer certificate laga dhax arko marka wati uuna kaa lumin ee hadaadan horey u baran hada aad meelaha lagu barto oo baro bal kawaran nin ama gabar aad ka shahaado sareyso oo sabab ugu noqotay in computer package ay taqaanay dar teed kaga raysay shaqadii aad ku wada tar tameyseen.
sabatoo sharkada ma rabaan ruux inta wuu wax ay barayaan waqti oga lumo waxayna qadanayaaan ruuxa xirfada leh oona training u baahneen qarashna oga baxaynin taba barkiisa ama tus tusida computer ka hada iyo koow.
3 : waxaad sameysaa waxa loo yaqaano short course badalkii aad lasoo taagnaan layd hal degree ama diploma waxaa fican adoo haysta degreega inaad dhawr shaahado oo course sas ka yar yar ah aad sameyso sida
proposal writing skills
report writing skills
communication skills
negotiation skills
decision marking skills
problem-solving skills
iyo kuwa kale ood is leedahay waa muhiim inaad wax ka taqaano waqti badan kaagama baxaayo lkn waxaa laga yabaa inaad shaqo nin kaa xirfad sareeyo aad kaga guuleysato certificate yar yar ee CV gaaga ka dhax muuqda
4 :ka qayb qaado training attendance : hadaa aragto training la qabanaayo shahaado participate ah laga bixinaayo oo lacg yar ah sida 20 dollar cml ah gal waliba raadi meelaha laga qabto sida jaamacada shirkadaha
waxay kuu kor dhineysaa qibrad waxayna ku siineysa kalsooni ah inaad shierarka ka qayb gali karto fikir kaagagna ama doodaada aad dhiiban karto,
QAYBYA 1 AMA PART 2 LASOCO INSHA ALLAAH WAXAA KAGA HADLI DOONA SIDA LOO QORO CV GA
CV WRITING STYLE
waxii suaal ah qaybta commenta ka igu soo qor ama contact us mesha ku qoron tahay
ha ilaawin inaad asxabtaada la wadaagto
mahadsanid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button