Decision Making

7 Arimood Oo Muuujinaayo In Noloshaada Hormar Mustaqbal Fican Kugu Wadin.

Table of content / tusmada qoralka

  1. Waqti aad u badan ayaad kubixinaysaa waxyaabo aadan u baahnayn in aad sameysid.
  2. Ka fogaanshaha qaadashada khataraha cabsi darteed. [Avoiding taking risks because of fear]
  3. Adigoo aamin san isla barnaamijki hore ee maskaxdaada lagu rakibay ilaa markii aad caruurta ahayd. [ Running on the same old software installed in your mind since when you were a kid.]
  4. Inaad tahay ruux mar walba cabanaayo ama calaacalaayo.
  5. Qorshe mustaqabal ma lahdid ama madan qorsheysan [You don’t plan for your future.]
  6. Waxaad waqti badan kulumi neysaa saaxiibo aan noloshaada waxba ksuoo kor dhineynin.
  7. Inad qabatan ama addicted ku noqoto telefoonkaga [You’re addicted to your phone.]

hordhac

Intaan Lagu Xisaabin Isxisaabi wa diiniyan wajib ah in ruuxa meesha uu usocdo ogaado iney tahay meel qaldan ama jaho fican

Halkaan waxan kusoo gud binaayo dhawr qodob oo kutusinayo hadaa isku aragto inaad jaho qaldan usocotid.

  1. Waqti aad u badan ayaad kubixinaysaa waxyaabo aadan u baahnayn in aad sameysid.

Mar marka qaar waxaad arkaysaa adoo sameenaayo wax aad og tahay inuu noloshada mustabalka kuwanagsaneen sida adoo waqti badan ku lumiyo daa washada Tv ga iyo filamaanta ama isticmaalida baraha bulshada [social media] adigoo og in ayna kuu ficneen waqtigaan aad lumineysana laga yaabo inaad sikale oga faaiidaysan lahyd sida adoo diyaariyo cashar school ama madaraso oo imtixaanka gugu soo dhaw yahay. Hadaba hadaa og tahay waxa aad sameneyso in uuna faaiido kuu lahayn aduun iyo aakhirba iska daa just ignore it.

Calamdaaan aad sameynesyo wax aadan rabin inaad sameyso waxay tusaale u tahay inaad jid qal dan kusocoto.

 

2.  Ka fogaanshaha qaadashada khataraha cabsi darteed. [Avoiding taking risks because of fear]

 Inaad mar walba ka cabsa sato go aanka aad qaadaneysid adigoo ka cabsanaayo inaad dhibaato kala kulanto tusaale ahaan waxaad rabtaa inaad ganacsi biloowdo lakin inaad ku qasaarto ayad ka baqeysaa ama waxaad rabtaa inad guur sato lakin waxaad ka baqeysaa ruuxaas inuu qof xun kugu noqon intaas waa tusaale lakin mar walba aad wax samee is dhahdo adiga go aan kaaga ka dhabee isleh hadana aad ka cabsato in go aan kaas dhib kuu hor seedo waxay tusaale u tahay in mustaq balka adan maareen Karin wax yaabo badan oo kali kugu noqon doono nolosha oo ubaahnaan doona go aamo se deg deg ah lagu qaato.

 

 

  1. Adigoo aamin san isla barnaamijki hore ee maskaxdaada lagu rakibay ilaa markii aad caruurta ahayd. [ Running on the same old software installed in your mind since when you were a kid.]

Mar Marka qaar waxaa laga yaabaa in wax aad markii aad yareed aad aamin saneed inuu mustaqbalkaaga saameen ku yeesho tusaale ahaan hadaa gabar tahay somalida waxay aamin sanaayeen in gabadha wax qab san Karin ganacsi gali Karin wax baran Karin lakin hada waxaa hubaal noqotay gabadha fursad soo martaa noc dooni ha ahaate iney siwacan oga faaideysanayso hadii jaanis iyo jawi u suurta galiyo lasiiyo.

Sas darteed hadii aad markii aad yareed lagu dhihi jiray gabadha waa guur u jog oo wax barashadeeda faaido malaha walina markaa waynatay aad saas aamin san tahay waxaad tahay ruux aan mustaqal wanagsan u wadin noloshiisa.

Waana inaad fikir xun oo wagaad yareed aad aamin sameed aad badashaa hada.

  1. Inaad tahay ruux mar walba cabanaayo ama calaacalaayo.

Dad waxaa jiro mar walba naftiisa la dagaal san oo cabanaayo isuna arka ruux nasiib xun oo mar walba galo ama sameeyo wax dhib un u keena

Sida adigoo ka cabanaayo xaaskaga ama xaajiga,shaqadaada ama mishaarkaagab yacni wax kasta waad ka cabanaysaa waxaadna u aragtaa wax aan faaido kuu lahyn lakin ad mar un ka bixi doonto taas oy tahay waxa aad ka cabaneyso waaba wax marka lafiiro ay dad kale ku haminayaan oo mar walba ilaahay ka baryaan

Ogow waxaad ka cabaneyso oo wanaag ahdadbaa ilahay ka baryaayo

Nina caruurta dhibkooda buu ka cabanayaa nina aduunka dhaqtar uuna u tagin malaha suu ilmo u helo, Marka ahoo ruux qanaca leh oo nolosha waxuu nasiib ku helo ku qanco.

 

 

  1. Qorshe mustaqabal ma lahdid ama madan qorsheysan [You don’t plan for your future.]

Dadka qaar baa u nool sida ayagoo bari bes ah noolaanayo Waxaa fican wax kasta ood sameeneyso inaad qorsho u sameysaa mid fog iyo mid dhaw.

Lakin hadaad haaheeyo raac noqoto oo waala sameeyaa ee adna same kaa tahay meel fican wax uma wadid. Hadaa jamacad ku biirtay waa iney kuu qorsheesan tahay sababta aad ugu biirtay jamacda ha daa ganacsi ku biirtay waa inay sababta aad ugu biirtay kuu qorshaysan tahay. Mar kasta hanoqon mid saxiibkiisa hugaamiyo oo ku dayda ee noqo mid wax hugaamiyo ooo laagu daydo.

 

  1. Waxaad waqti badan kulumi neysaa saaxiibo aan noloshaada waxba ksuoo kor dhineynin.

Ma xumo inaad saaxiib yeelato lakin waxaa xun inaad saaxiib xun yeelataa.

Sabata aan saa u leeyahay aya ah in saxib ka yahay qofka ugu horeya ee samenta ku yeesha mustaq balkaaga meeqa hada darooga da istic maasho oo saxiib kiis ka baratay meeqa gabar dhib soo gaaray oo saaxiibteed sabab u ahyd Saas darteeed haku lumin waqti badan dad aadan u arkin in ay jaho fican usocdaan.

 

  1. Inad qabatan ama addicted ku noqoto telefoonkaga [You’re addicted to your phone.]

Hadaa tahay ruux aana saacado ama maalin joogi Karin inuu internet ku jiro ma ahane ogow waxaa tahay ruux aana xor ahyn oo la haysto maskaxdiisaa dadkale ku shaqeystaan go aamana loo soo gaaro sidii la rabana wax loogu shubi karo maskaxdiisa inta badan la maamusho waqtigiisana aana si wacan u iticmaali Karin adiga waxaad tahay ruux dabeesha internet ka marba dhinac u wado.

””””’Lawadag saaxiibahaa””””””””

 

 

by mohamed sagal

community/social specialist.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button