Health & Wellness

Dumarka Xijaabka Xirta Oo Ka Caafimaad Badan Kuwa Aan Xiran.

faaidada xijaabka.

Waxa marag madoonta ah in waxa ilaahay amray in lasameeyo ay ku jirto faaiido aad u badan oo wax tar u leh dadka lagu amaray ama gooni ha u ahaato dumarka ama raga ama bini aadam ka oo dhan waxa lagu muteysto ay ugu weyntahay janada ilaahay.

Sidoo kalana waxii ka fogada ilaahay dhahay waxaa ku jiro dhib iyo wax yeelo kasoo gaareyso kuwa sameeya waxa lagu muteystana ay naar ugu weyn tahay.

ilaahay baana quraankiisa ku sheegay in asaga yahay mid wax kasta og anagana nahay kuwa aan waxba ogeen.

 

Maalin dhaweed ayaan dhaqaatir meel kusugnaa oo dhawr ahaa ayaan nasiib u yeeshay in aan lakulmo kadib wax walba waxbaa keene waxaan hadal socday ku keenay duamrka u imaado ee caafimadka usoo doonta kuwa ay u badan yihiin-

Ma kuwa xijaabka saxda ah ee diinta qabto xiranba mise

Kuwa dharka caadiga ee dumarka iskaga labisan

Dhaqaatiirti oo ilaa 3 dhaqtar ahaa ayaa isku si igu jawaabay oo ah in dumarka caafimaadka usoo doonto ay u badan yihiin kuwa aan xijaabka saxda xirneen ama dhar kalaba iska wata sida garbo saaro ama juuni waxa loo yaqaano.

Marka anoo jawaabtas la yaab ka igu noqotay tixraacaayo ayaan sameeyey cilmi baaris oo kalaha

Suaal waydiin culumada, dib uracid maqaalo xijaabka laga qoray iyo aaydo quran ah oo xijaabka lagu sheegay.

 

Kadib waxaan soo ogaadey in xijaabka yahay labis ama dhar mucjiso leh layaab na leh gabadhii fahantaana aan is oron lahaa xataa habeenkii wayba kusexaan lahaayeen iska daa iney bilaa xijaab banaanka u baxaane.

Sabaha ay caafimadka oga badan yihiin gabdhaha aan xijaabka xiran waxaan kusoo koobay intaan macluumaadka raadinaayey ilaa 10 qodob oo kala ah,

1: Xijaabka maadama uu ilahay amray xiritaankiisa gabadhii qaadataa waxay noqoneysaa adoon alle amrkiisa qaadatay waxayna ka nabad galaysaa.

 

 

  1. Jinka ku dhacda dumarka waxay culumada qaar ii sheegeen in dumarka quruxdooda soo ban dhigo ay galab san karaan in uu jinka soo raaco oo soo hunguriyeeyo hadey bananka u baxdo ayadoo asturneenoo bilaa xijaab ah.

 

2. Isha bini adamka ayey ka nabab galeysaa,siduu nabiga SCW sheegay isha waa xaq hadey wax la tar tamo ajasho ruuxa oo inta ruuxa waqtigiisa gaarin disha jiri lahyd waxa ka badin laha isha lakin wax ajasha ka hor mari Karin baa jirin

Xisha bini aadamka oo aaad u xanuun badan maral iyo bukaan socod badan na sababta ayaa xijaabka waxa uu u noqonaya mid ka celiyo gabi ahaan bo xanuunada ay sabato isha oy ka mid yihiin.

 

  • Gabadha oo laga yaabo in ay ku badato ilmaha oo kazoo dilmo wax cilad cafimaad oo jirin.
  • Gabadha oo laga yaabo in ayba uur iska waydo wax cilad caafimaad oo jirin.
  • Gabadha oo iska waydo dhiigada xaydka ama iska socdo intii waqtogiisa ka badan cilad caafimaad oo jirin.
  • Kor cunun cun gabadha isku aragto mar walbana moodo inuu allergy haayo dawadii allergy gana waxba u tari waydo.
  • Madaxa oo iska xanuuno gaar ahaan marka hawl qabso is dhahdo.
  • Baxdimo kazoo data jirkeeda.
  • Jirka meel ka mid ah oo mar walba iska xanuunto sida lugaha ama dhabarka ama garbaha.
  • In si jin ahan loo qabto oo iska oydo ayadoo xanuun kale jirin.
  • Sida isfiilatada ruux qabo ayadoo iska xanaaqdo wax dhib ah aydoo lagu sameen.
  • Cuntada oo ay ka go do ama ku yaraato.
  • Hurdada oo ay iska waydo ama waqti badana ku qaadato iney iska hurudo.
  • Waxa loo yaqaano caado wareer oo ku dhaco sida inuu waqtigiisii kazoo hor maro.

 

 

Intaas oo xanuunka mar ka ay gabadha isku aragto waxay maciin badeysaa in ay dhaqtar raadsato wana sabab ka mid ah in ay oga bataan kuwa xijaabka aan xiran waayo xijaabka waxuu ka difaacay gabdhii xiratay ishii ama cayuuntii sababta u ahayd waxaan oo xanuun ah.

 

Wxaa jira maqaalo scientific research oo xijaabka laga sameeyey

Oo oronaayo xijaabka waxuu jirka gabdha ka difaaca waxa ay kareemada jirka la mir sado ka difaacaan sida jirka oo basaas ku noqdo waxay na sheegen gabadha xijaabka xirata in jir keeda mar kasta iska yahay mid iska kareemeysan oo iska saliideysan kana nuur badan jirka kuwa aan xiran xijab

Waxaa kaloo ku arkay maqaalkaas in gabdha xirato xijaabka uuna badanaa ku dhicin xanuunka neemooniyada ama qabow ee dadka galo ku noool dhulka qabow

Waxaa kaloo jirta in gabadha xijaabka xirato ay ka bad baadeyso xanuunka ku dhaco maqaarka ama loo yaqaano SKIN DISEASES.

 

Ugu dan beyn tii waxaa xaqiiq ah in xijaabka yahay gashaan gabadha u ah waaar diye kana ilaaliyo dhibaatooyin badan.

 

Waana haybada iyo sharafta gabadha xataa culumada qaar waxay qabaan gabdhaha xijaabka xiro taan kiisa joogteysa inuu ilaahay mustaqbal wanagsan ku amaal marinaayo sida inuu ilaahay calaf ugu daro nin ehlu diin ah oo wanagsan ilmo baariyaal ahna siiyo.

Waxa kaloo lashegay in gabadha xijaabka xirato ayna ku dhici Karin ney magaan ma fowdeeyaan raga ciyaal suuqiinta aha mana aha iney gabdha ka baqayaan ee ilaahay baa baqdin galinaayo raga xijaabkana ilahay gabadha ugu dhigaa waardiye shaydaanka iyo insiga inta xun xun ay oga nabad gasho.

Waxana anigoo ah qoaraha Mohamed bin sagal gabdhaha walaalahyga u dar daarmayaa in waardiyaahan ilaahay siiyey ayna guri oga tagin oy qataan xiajabka si ay nabd iyo caafimaad u helaan aduunkan akhirana ilaahay fadligiisa ay jano ku muteystaan xirashada xijaabka

Hadaa ka heshay qoraalkaan fadlan enjoy and share

Si aad moowduucyo badan oo ku saab san arimaha bulshada u akhristato soo booqo

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button