Personal Finance

8 Ganacsi Aad Ku Bilaabi Karto Waxa Kar 500$

ganacsi lacag yar lagu bilaabo

Ganacsiga adeega geegeeya [The Courier Service Business Idea.

table of content/ Tusmada

  • Timojare [Barbershop].
  • A Cyber Café.
  • Watermelon Farming.
  • Yogurt Business.
  • Firewood Delivery Business.
  • bakery business.
  • Dhaqasho digaaga[Poultry Farming]

Waxaa hubal ah in ruuxa ganacsiga sameeyo uu leeyahay hadaf fog uuna gaari karo waana jidka kali ah ee ad isku filnaasho ku gari karto waxaan halkaan kusoo koobyaa 8 qodob oo aad ganacsi ku bilaabi karto sidoo kalana aad u sahalan wadankaga adoo joogo hormar ficana aad kasmeen karto

Related Articles

Waxaa ka mid ah

 

  1. Ganacsiga adeega geegeeya [The Courier Service Business Idea]

Ganacsigaan ujeedadisa waa hawl yareysi iyo waqti bad baadin gansigaan Somali ahaan waxaa laga wadaa marka aad adeeg ruux soo dalbaday aad meshiisa ugu geeneyso magaalada dhaxdeeda ama inta kuu sahlan eed gaari karto.

waa gancsi sahlan wxaad kali ah ood u baahan tahay inaad kastabato macaamiil adi ku aaminta waxaadna u baahan tahay oo kaliya inaad adi isbarto macaamiishada

side loo bilaabaa

waxaad ku bilaabi kartaa 2 ama 3 mootooyin iyo meel yar oo xafiis kuu noqoto magaalada dhaxdeeda ah waxaa kaloo u baahnaan karta inaan mootooyinka ama hadaa heli karto gariyar alto aad ku buufisid BRANDING magaca business kaaga iyo cinwaanada lagaa helo.

Waa fican sidoo kale inaad wadankaad joogtid iska diwaan galiso si ay dadka u aaminaan shaqadada oo u noqtid ganacsi sharci leh oo damaanad leh,

Waxaad muhiim ah inaad la gasho wholesalershoping ama dukaamaha iyo carwooyinka heshiis inaad maacaamiishooda lacag yar ugu adeegi oo amaan ah si fudud na ay ku helayaan waxa ay kazoo dadlbadaan.

Meqaaaan ku bilabi kara

Ganacsigaan marka lagu daro gaadiidka ilaa naqshadeyda wax kasta waxuu ku bixi karo 4000 dollar afar kun dollar

Meqaan faaido helayaa bishii

Hadaa macaamiil hesho tusaale waxaad qaaday adeeg 50 macaamiil maalintii adeeg kastana 5 dollar qa qaaday marka 50*5=250 dollar waa maalintii marka bal qiyaas faaidada bishii

Ganacsiga noocaan ah waxuu leeyahay muhiimad gaar ag Africa marka laga hadlaayo hada buu bilow yahay adna waad bilaabi kartaa.

 

  1. Timojare [Barbershop]

Ganacsiga timo jaraha waa gancsi si xoogle u socdo wax maalin galin xoog ahna uma baahna kali ah waxaad u baahan tahay inaad hesho alaab tan

  1. 2 Basic barber chairs
  2. 2 WAHL Clippers
  3. Equipment Sterilizer
  4. Locally Made Sink Seat
  5. Cosmetic Products
  6. Fabric sheets, towels
  7. Hair Style Charts
  8. 2 Waiting or Lounge Chairs (Plastic chairs)
  9. Water heating & storage
  10. Small Basins
  11. Backup Generator
  12. Entertainment Systems eg tv

Reference profitable business book

 Haddii aad qorsheynaysid inaad bilowdo timo jare casri ah dhammaystiran ka dib waxaad u baahan doontaa miisaaniyad ugu yaraan 2000 dollar Si kastaba ha noqotee markasta waad ku bilaabi kartaa wax yar.500 dollar tusaale ahaan adoo yareynaya liiska qalabkaaga

Ganacsigaan faaidada waxay ku xiran tahay habka aad ula dhaqanto macaamiisha iyo nadaafada goobta.

Si aad u dheeri galiso macaamiishaada waa inaad wax free ku bixisaa sida ruuxii kaa jartaa waji dhaq bilaash ah ugu dartaa ma kabaha u casaysaa.

 

 

  1. A Cyber Café

Inaad photo copy iyo print bixiso ma aha cyber café waxaad kaloo sameen kartaa haduu cilmiga computer ilahay wax kaa baray inaad barto dadka lacag yar na aad ka qaado [computer packages]

Meqaan ku bilaabi karaa

Waxaad ku bilaabi kartaa ilaa 1000 dollar kun dollar far computer photocopy iyo kuraasta local ah

Waxaad ka sameen kartaa faaido aad u fican hadaa xirfad sare leedahayna waxaad noqoneysaa boss banaanka laga maro.

 

  1. Watermelon Farming.

Qaraha waxuu ku baxaa 100 bari hadaad hesho dhul magalada dhaxdeeda ah ama ka baxsan way sahlan yahay inaad sameyso beer qaro kadibna markuu soo go o aad suuq usoo raadiso waxaa ku bilaaabi kartaa 400 dollar lakin waxaad faaiido kasa meen kartaa 4000 dollar afar kun dollar

Abuurkiisana waxaad ku heli kartaa si sahlan .

 

  1. Yogurt Business.

Yogurt ganacsi inaad bilowdo waxaad ku baahan tahay inaad si loo sameeyo aad barato waxaadna ku baran kartaa waqti yar xataa youtube waad ka baran kartaa

Lacag badan inaad ku biloodwo uma baahnid 200 boqol dollar way kufilan tahay lakin hadaa maacaamill yeelato faaido badan baad ka sameen kartaa

  1. Firewood Delivery Business.

Gacnasiga xaabada lasoo guraayo xirfad uma baahno lakin waa inaad heshaa gaadiidka kusoo qaado iyo hoteelo ama xafadado macmiil kuu noqdo

Markaad xaabada diyaar sato waxaad soo raadsan macmiil sida hoteelada kadib ayaad gaadiidka diyaarsan ood kusoo qaadi

FG waa inaad xaabada geedaka qalalan ee dhacay bes kazoo gurtaa oodan geeed qoyan aadan jarin.

 

 

  1. Dhaqasho digaaga[Poultry Farming]

Digaaga waa qayb ka mid xoolaha dadka intifaacsadaan hilibkiisa iyo ukunteeda waana xoolo aad u tarma dadkana ayna u badneen dhaqashadeeda

Waxaad ku bilaabi karta 10 xabo ilaa 20 xabo lacag ahaan 200 dollar lakin faaido ahaan kasameen karto lacag dhan 500 dollar

Kali ah waxaad u baahan tahay dhul aad xiromoga dhisto iyo cunatii aad seen lahyn ee loogu tala galay degaaga.

 

  1. bakery business.

ganacsigaan waa rooti sameen lakin adi waxaad ku dar san kartaa mac macaan sameen sida xalwada kaakac shukulaatada iyo wax kasta oo aad kusoo jiidan karto macaamiishaada

waxaad macaamiil kasmeysan kartaa aroosada xafladaha iyo ducooyinka

waxaad ka dhaxseen kartaa gurigaga lacag yar lakin faaido badan baa kasoo gali karta bishii

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button