Mental Health

5 Arimood Oo Lagu Ogaado In Cunaaga Maskaxdiisa Fican Tahay.

sida lagu ogaado in cunugaaga maskax fiyoow yahay.

5 arimood oo lagu ogaado in cunaaga  maskaxdiisa fican tahay.

  1. Haduu xili hore dhaq dhaqaaq sameeyo.
  2. Haduu suaalo badan yahay.
  3. Haduu xili hore isku dayo inuu hadlo.
  4. Haduu si sahlan bulshada u dhax galayo.
  5. Hadii xasuustiisa ay fican tahay.

 

1.Haduu xili hore dhaq dhaqaaq sameeyo.

Hadii uu cunuga la imaado dhaq dhaaq isku day ah sida inuu is ged gadis badan yahay ama uu isku dayo inuu fariisto ama asagoo fadhiyo uu isku dayo in uu istaago waa calamad muu jineyso in cunuga uu maskax fiyoow yahay, xiliga calaamadahan laga eegaayo waa xiligii laga sugaayey in uu fariisto ama istaago ama uu is ged gadiyo midna ogow caruur waxaa jiraan fadhiga ku daah ama aan inta badan is gad gadin lkn waxaan ka hadleenaa waa jamaca caruurta korintaan kooda.

 

2.Haduu suaalo badan yahay

Hadii uu cunuga ku waydiiyi suaalo badan sida hooyo waxaan maxay yihiin ama abaao waxaan maxuu yahay maxaan saan loo yeelay maxuu saan ugu eg yahay suaalo badan oo ku saab san waxa uu markas arkaayo ama uu gacanta ku haayo xataa asaga jis migiisa ayuu suaala kaa waydiin tuusaale haduu wiil yahay waxuu ku dhahaayaa buryadaan maxa waayo marka waalid ahaan xiliyadaan camal waxaa fican inaad  u dul qaadato suaalaha kaaga imaan kara cunugaaga waana astaan muujineysa in maskaxdiisa ay fiyoowdahay ama aqligiisa intelligent waxa afka qalaad lagu dhaho uu yahay mid aqli badan o maskax fican leh. Arintaan caruur waxaa jiraan aan suaalo badneen ama u dhashay kuwa iska aamusan taasna sabab loogama dhigi karo in ayna caafimaad qabin.

 

3.Haduu xili hore isku dayo inuu hadlo.

Hadii uu cunuga isku dayo in uu xli hore hadlo asagoo ka daba hadlayo hooyadii ama aabihii ama xataa rux kale oo siku dayaayo in uu can jilo ruuxaas waa arin ku tusineyso in cungaas uu yahay cunug maskax fican leh dhaqsana wax baran kara ama wax qaban kara.

 

4.Haduu si sahlan bulshada u dhax galayo.

Hadii uu cunuga yahay mid aana qalooneenin oo bulshada si sahalan u dhax galo tuaale ahaan haduu ruux marti ah uu xaafada imaado asagoo ruuxaas aligiii arkin kadib marka ruuxaas uu qaado iskala qabsada isla markiiba oo u qosla waxey ku tusineysaa In cungaas ayahay mid leh maska foiyoow ama uu maskax fican yahay . lakin sidoo kale waxaa jiraan caruur aad u cabsi badan oo ku adag tahay in ay ruux ayna xaafada ku arki jirin ay laqabsadaan isla marka uu ruuxaaas indhaha kku dhuftana iskadaa inuu qaadee aragiisa bes ah u uku ooyo.

 

5.Hadii xasuustiisa ay fican tahay.

Xaxuusta waa mid cunuga xili hore ku bilaabata tusaale markuu sas u dhasho bilo yar kadib hadii uu maqlo hooyadii oo wax yar ka maqneed hadal keeda  wuu u indho taagi asagoo isku dayaayo in uu ruuxaas hadal kiisa uu maqlay ay tahay hooyadiii ama ruux kale hadii uu ogaado ama uu xasuusto in hadalkaas yahay hadladii hooyadii waxuu isku dayayaa in uu ooyo si uu u ubsado in ruuxaas ay ayada tahay ama ruux klae yahay. Marka ay u imaadana wuu ku farxayaa waxuuna ogaanayaa in codlka uu maqlay ay hooyadii ayd.

 

Sidoo kale haduu cunuga uu xasuusto ruux mud k hor iskugu dan beysay sida bil ama 2 bil oo uu ruuxaas marka uu qaado bilaabo qosol iyo in uu si sahlan ruuxaas ola qabsado  macnaha ruuxaas wuu xasuustaa cunuga marka waa astan ku tusineysa in cunuga uu xasuus wacan yahay maskax ficana leeyahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button