Goal Setting
Trending

Quraan Jada kabaro Arimahaan

Quraan jada waa noolaha ugu badan ee kunool aduunka
Quraan jada waxey kunooshahay oy isku maamushaa maamul boqortooyo waxaana xukuma boqorad . waa xayawaan quraanka lagu sheegay oo qiso cajiib leh qolyaha sayniskana ay ka qoreen bug aad u badan waxaan laga baran karaa casharoad u badan oo layaab leh halkaan waxaan inkugu soo gudbinayaa sagal [9] cashar oo laga baran karo quraan jada.
1] MIND YOUR OWN BUSINESS: ku mashquul hawlahaaga adiga gaarka kuu ah., quraan jada kuma mashquusha wax aan dan ugu jirin ayada dhaxdeedana isma dagaasho oo way ka duwan tahay sida xayawaanda kale aymar walba isu dagaalaan ayada ma dagaasho iskuma mashquusha wax ku ag hareereesana kuma mashquusho oo hawsheeda un bey raacataa. Lakin bini adamka waxa uu isku mashquulaa isdagalaa is xantaa waxaan danahooda ahyna kudaalaan intooda badan.
2] TEAMWORK: quraanjada way is caawisaa wayna isla shaweysaa aad beyna isu jeceshahay ilaahay baana quraan ka kusheegay mar uu nabi Suleiman iyo ciidan kiisa ayagoo soc obey meel farqo ah oo quraan jo daganeed kusoo dhaadhaceen markas bey mid kamid ah aragtay quraanjooyinki ciidankan iyo fardahooda oo kusoo dhaw meshay daganaayeen markas bey intey aad ugu qaylisay kutiri war ree quraanjooy ku carar gurahiina oo gala adinaka iyo caruurtiina ayna igu istagin duulkan nabisuleiman c.s markas buu maqlay nabi Suleiman c.s una sheegay in uuna ku xad gudbi doonin abiyada ilaahayna ayna noola ku xad gudbi. Lakin bini aadam way is necebyihin,is xasdaan waxii kheyr ah kala qarsadaan marka ka baro cashar quran jada walaaltinimada iyo wada shaqeynta.
3] PREPARE AHEAD: waxay isku diyaarisaa waqtiga kusoo socda oo waxay sameysata kayd iyo qorsho ay ku wajaheyso waqtiga kusoo socdo qisa waxaa jirtanabi suliman .cs iyo quraanjo dhax martay nabi suleiman ayaa weydiiyey quraanjo say u nooshahay waxay tiri xabada galeyda ah haaf baan cunaa haafna meel baan dhigtaa sida aan waqiga abaarta u cuno qisawey dheereed lakin muhimada waa inaad ka fikirtaa mustaq balkaaga adoo ilaahay talo saaranayo si aadan bari marka dhib kuu imaado adan bini adam u baryin
4] ADAPT TO SURROUNDING: quraan jada meel kasta way kunoolaan kartaa waxaad arkeysaa ayadoo mel kasta wax ka raad saneyso sas darted ka baro inaad meel kasta kunoolaan kartid quraan jada iskuna day inaaad bayda si fudud ula qabsato markey kugu cusub tahay meshas.
5] HARD-WORK MATTERS: quraan jada waxey bixisaa dadaal dheeri ah marka ay rabto in ay wax sameyso waxad na arkeysaa xabad quraaanjo oo wado shay ka weyn boqol jibaar
Waxana lasheega in ay taas u surta galisay ilahay kasakoow cabsi la an o ayna is oraneynin waxaad ma qaadi karid iyo niyada wanaag ma galiso niyadeeda waxaan ma qadi kartid ama masameen kartid.
6] BRAVE : quraan jada aad bey geesi u tahay waxaana la arkaa in xayawaan ka wen ay weerarto si ay quud oga dhigato tusaale waliga ma aragtay quraan iyo kabajaan isla xarbinaaayo oo kabajaanka oo nool lajiidanaayo hhhh taas waa geesinimadeeda.
7] SENSE OFDISCIPLINE: quraanjada aad bey u eded badan tahay inkastooy tahay xayawaan ka ugu badan aduunka hadana iskuma shaqajaanto oo isma dagaasho taasna waxa ladhaha waxa sabab u ah akhlaaaq wanaaageeda sas darted bini aadamka marka uu dagaalamo waa markuu akhlaaqda ka hooseyso hadaa aragto ruux dagaal badane waa ruux aan akhlaaq lahayn.
8] SPIRIT OF SHARING : waxaa lasheegaa in quraan jada atahay xayaan ka ugu deeqsisan waxa kaloo lasheegaa in quraanjada ayna kaligeed wax cunin oo ay u cunta si wadar ah waxii ay hesho hadey kaligeed tahay waxay usoo qadaa xaga iyo god ay jogaan asxaabteeda kale baryo xata haku qaadatee intey ola imaaneyso ma cuneyso kaligeedd.
9] IGNORE DIVERSION : quraan jada waxa lasheega in ay aad u neceb tahay kala qaybin bulshadeeda dhaxdeeda tusaale ahan ayadoo jidka mareyso oo isdaba socoto hafaa fartaada kala dhax dhigto waxy soo dul mari fartaada korkeeda si ayna oga harin asxaabteedii ay la socotay aad bey u neceb tahay wax ayadoo meel dagan ama isla socdo kal dhax gala oo kala qaybiya.
KAGA DAYO 9 KAAN CASHIR QURAANJADA KU DABQA NOLOSHAADA
By MOHAMED BIN SAGAl

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button