Stress Management

Baraha Bulshada Dhibta Laga Dhaxlo

baraha bulshada iyo waxa laga faaiido

Wakhti intee le eg ayaad ku bixisaa adeegsiga baraha bulshada?
Sida la og yahay technology waxa ay noqotahay wax dadka la nool mar marka qaar na ayna hawlaha qabsoomeynin ilaa adeegsigeeda ma ahane.
Sas darteed waxaa soo baxay baro bulsho oo dadka ka dhigay kuwa aad u xiiseeyo isticmaalka internet ka iyo technology da qaarna ay ka gaartay in ay galiyaan waqtigooda intiisa badan ayna joojin Karin ama joogi Karin ilaa ay istic maalaan ma ahane waxa ayna ku noqdeen qabatin.
Waxaa la shegaa in ay boqolkiiba lixdan 60% ay dadka isticmaaalo baraha bulashda ay howlaheeda gaarka iney qabsadaan ay na macquul ahyn saas darteedna ay lumiyaan waqti muhiim u ahaa in ay wax noloshooda anfici laha ay kulumiyaan baraha bulashada sida
Inaad wax barashii iyo wax akhrintii aad ka ssqido mar walbana badalkii aad book ta akhrin lahayd aan shashada mobile ka ama computer ku lumiso.
Inaad ganacsi iyo maamiil badan ku lumiso.
Sababtoo ah marka macamiilka ku arko adoo shaashada mobile kaaga kusiijeedo waqtina aan sineynin waxuu go aaan sanayaa inuuu meel kale aado dibna una kugu soo laaban
caafimaadka maskaxda
Khubaradu waxay digniino ku sheegeen in xidhiidh ka dhexeey mudada badan ee la isticmaalo baraha bulshada iyo cudurrada dhimirka.
“Cilmi baadhisyo la sameeyey waxay muujiyeen in dadka muddo dheer adeegsada baraha bulshadu ay ka farxad yar yihiin dadka kale” ayey tidhi Ashley Williams oo ah kaaliye borofesoor oo ka tirsan kulliyadda ganacsiga ee jaamacadda Harvard.
“Adeegsiga xad dhaafka ah ee tiknoolajidu dhibaatooyin buu yeelan karaa, kuwa ugu darinina yihiin diiqadda, shilal gaadiid iyo xataa dhimasho” ayay intaa u dartay.
Halisaha jira waxaad moodda in ay sabab u yihiin isbedellada dabci ee dadka, in kasta oo Apps-ka xaddidada wakhtiga qofku adeegsado internet-ku ay haatan kordhayaan.
Isku dhac qosy
Isticmaalka baraha bulshada gaar ahaan lamaanaha qosyka ah waxuu ku keenaa isku dhac iyo bur bur ku dhaco si fudud waxadna arkaysaa nin ama naag xili danbe ku jiro chatting xaaskiisa ama ninkeeda oo joogo tasoo ku keenta nijab iyo kalsooni daro ku imaada shaqsiga lagu sameeyey
Korodhka wakhtiga dadku isticmaalaan baraha bulshada ayaad mooddaa in uu ku kooban yahay da’ gaar ah oo ah dadka da’doodu tahay 15 ilaa 24 jir. walow dad waa wayn ay kusoo biirayaan wayaadaan danbe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button